Midabkee igu soo baxaya?
Wax badan waxaan maqlaa dumar ka cabanaya ineysan isticmaali karin midabo badan. Waxay ka baqayaan iney midabo qaldan o aan midabkooda soo saarayn xidhaan. Marka hadaad rabtid inaad qurux, dhaldhalaal iyo dallin yaronimo kaa muuqato waa inaad daraaseysaa diracaad dooraneysid midabkiisa. Personal colour analysis, PCA waxaa lagu ogaan karaa midabka noocyadiisa kugu soo baxaya. Hadaad u tagtid qofka xirfad u leh midabada iyo labiska waxaad ogaaneysaa in qofkasta boqolaal kun o midab kusoo baxayaan. Marka nafsadaada iyo noloshaada ha ku xadidin dhowr midab kaliya.
![]() |
Peach guntino/BollywoodStyle Dirac |
![]() |
Session with client; Styledraft, measure, choosing fabrics and docoration |
Kommentit
Lähetä kommentti