![]() |
What would be your combination? |
Ma xasuusataa diracaagii kuugu horeeyey goorta ad xidhatay? Siduuse u ekaa?
Waxaan u malaynayaa diracaygii ugu horeeyey waxaan xidhay anoo 16-jir ah.
Markas ayaana iigu horeysay inaan aroos aado. Waxaan is raacnay hooyadey macaan.
Diraacas midabkiisu wuxuu ahaa jaalle/huruud. Midabo badanayaa la i kala doorsiyey, laakiin ma garanayo midabkaas waxaan ku doortay. Markaas ayaa iigu dambeysay inaan midab jaalle/huruud xidho sababtoo ah ima soo saarayo.
Goorma ayaa ku haboo iney gabadhu bilowdo isticmaalka diraca.
Do you remember your first Dirac?
Kommentit
Lähetä kommentti