DAMAC
Wakhti dheer ayaa isugu keen dambeysay, Marka caawa sheekaan idiin hayaaye ila socda..

Maradan hiyo&dhaqanka waxan u bixiyey damac. Waa maridii iigu horeysay an naqshadeysto qiyaas ahaa lix sano ka hor. Sida toob/kurdad o kale ayey u samaysantahay (A-line). Fakarka maradan saan ku helay ma xasuusto. Balse damac waxan ugu bixiyey maadaama la ima damcay.
Naftu waxay damacdo wey heshaa ama qalbigaa ku jaba o wixii wad ka goysaa.
Kommentit
Lähetä kommentti