SIMAN
Akhriyaasha sharafta leh wan idin raaali galinayaa maadaama aan idinka mashquulay o aanan barayahan qoraal idinla wadaagin.
waxa aan ku mashquulay ayan idin la qaybsanayaa.
Diracan maadaamaa uu daldalool leeyahay waxaa soo saaraya googarad madow o dheer ama corset,
Islamarkaana asturaad kuu noqonaya. Waxad heli kartaa isagoo casaan/gaduud biyo biyo ah pink, dameeri ama madow ah.
![]() |
Siman dirac |

Kommentit
Lähetä kommentti