Siirry pääsisältöön

                                                 Noocyada Duruucda

Duruucda dumarka soomaalida xidhaan waxay u kala baxaan dirac&baati. Kala qaybintaan wuxuu ku salaysan yahay marada uu diracu ka samaysan yahay. Waxaa kaloo lagu kala saari karaa "sizeka" amaba intuu dirucu le'eg yahay; haaf-baac&baac weyne. Diraca baatiga ah maradiisa ayaa jidhka u raaxo badan sidaa dartis badanaaba waxaa loo isticmaalaa gurijoog ahaan amaba jiif. Maqbal, kaneefa, xariir, farasaawi iyo jabuuti waa duruucda ugu caansan o an magacyadooda aqaano. 
Intaas maahaane dirucu marakale ma ka samaysnaan karaa?


Lisää kuvateksti
Xariir




Maqbal

Kommentit

Tämän blogin suosituimmat tekstit

Somalialainen ruoka

Törmäsimme etnisessä ruokakaupassa tuttuni kanssa, joka kyseni seesam öljyn purkista. Se oli lian iso ja asiakas halusi pienempää. Kauppias kertoi, että purkki kuluu hetkessä perinteisten anjelan (somalialainen lettu) ja ambulan (perinteinen papuruoka) kanssa. Hän kertoi, ettei osaa tehdä niitä perinteisiä ruokia. Kauppias kysyikin no laitatko sitä seesamöljyä sitten puuron sekaan. Neitokainen lähti kaupasta ilman haluamaansa tuotetta. Kauppias voivotteli minulle kuinka nyky somalinuoret ovat kokkaustaidottomia. Sanoin hänelle, ettei asia ihan niinkää ole. On monia jotka osaavat. Suuren karjatalouden ansiosta liharuoka on keskeisessä roolissa somalialaisessa ruokaperinteessa. Banaania syödään myös monen ruuan kanssa. Omasta mielestäni olen kelpo kokki vaikka itse sanonkin. 12- vuotiaana (Olinko edes sitäkään!) opettajani kysyi osaanko tehdä sambusaa. Vastasin, etten osaa, mutta jonain päivänä osaan ajattelin mielessäni.  Olen pienestä asti auttanut äitiä keittiössä ja äiti on pit...
DAMAC              Wakhti dheer ayaa isugu keen dambeysay, Marka caawa sheekaan idiin hayaaye ila socda.. Maradan hiyo&dhaqanka waxan u bixiyey damac. Waa maridii iigu horeysay  an naqshadeysto qiyaas ahaa lix sano ka hor. Sida toob/kurdad o kale ayey u samaysantahay (A-line). Fakarka maradan saan ku helay ma xasuusto. Balse damac waxan ugu bixiyey maadaama la ima damcay. Naftu waxay damacdo wey heshaa ama qalbigaa ku jaba o wixii wad ka goysaa.
What would be your combination? Diracaygii iigu horeeyey <3 Ma xasuusataa diracaagii kuugu horeeyey goorta ad xidhatay? Siduuse u ekaa? Waxaan u malaynayaa diracaygii ugu horeeyey waxaan xidhay anoo 16-jir ah.  Markas ayaana iigu horeysay inaan aroos aado. Waxaan is raacnay hooyadey macaan.  Diraacas midabkiisu wuxuu ahaa jaalle/huruud. Midabo badanayaa la i kala doorsiyey, laakiin ma garanayo midabkaas waxaan ku doortay. Markaas ayaa iigu dambeysay inaan midab jaalle/huruud xidho sababtoo ah ima soo saarayo.  Goorma ayaa ku haboo iney gabadhu bilowdo isticmaalka diraca.    Do you remember your first Dirac ?