What would be your combination? Diracaygii iigu horeeyey <3 Ma xasuusataa diracaagii kuugu horeeyey goorta ad xidhatay? Siduuse u ekaa? Waxaan u malaynayaa diracaygii ugu horeeyey waxaan xidhay anoo 16-jir ah. Markas ayaana iigu horeysay inaan aroos aado. Waxaan is raacnay hooyadey macaan. Diraacas midabkiisu wuxuu ahaa jaalle/huruud. Midabo badanayaa la i kala doorsiyey, laakiin ma garanayo midabkaas waxaan ku doortay. Markaas ayaa iigu dambeysay inaan midab jaalle/huruud xidho sababtoo ah ima soo saarayo. Goorma ayaa ku haboo iney gabadhu bilowdo isticmaalka diraca. Do you remember your first Dirac ?
Somali DiracStyle, lifeStyle, travel, parenthood, diaspora, career, nurse, interpreter