Noocyada Duruucd a Duruucda dumarka soomaalida xidhaan waxay u kala baxaan dirac&baati. Kala qaybintaan wuxuu ku salaysan yahay marada uu diracu ka samaysan yahay. Waxaa kaloo lagu kala saari karaa "sizeka" amaba intuu dirucu le'eg yahay; haaf-baac&baac weyne. Diraca baatiga ah maradiisa ayaa jidhka u raaxo badan sidaa dartis badanaaba waxaa loo isticmaalaa gurijoog ahaan amaba jiif. Maqbal, kaneefa, xariir, farasaawi iyo jabuuti waa duruucda ugu caansan o an magacyadooda aqaano. Intaas maahaane dirucu marakale ma ka samaysnaan karaa? Lisää kuvateksti Xariir Maqbal
Somali DiracStyle, lifeStyle, travel, parenthood, diaspora, career, nurse, interpreter